Daawo: Faysal Cali Waraabe oo Shahaado Sharaf Guddonsiiyey Maayirka Berbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Faysal Cali Waraabe oo Shahaado Sharaf Guddonsiiyey Maayirka Berbera
February 5, 2020 - Written by Editor:

Berbera (WJN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa maanta gaadhay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.

Sidoo kale, Guddoomiye Faysl ayaa waxaa uu shahaado sharaf guddoonsiiyay Maayirka magaalada Berbera.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS