|
|||||
WAJAALE NEWS
Fanaanada Shamis Qardo Jeex Oo Kabaha La Dulmartay Cabdiraxmaan Guulwade, Maxamed C, Yuusuf Iyo Farmaajo, Kuna Baaqay In Maxkamad Lasoo Taago!
February 22, 2020 - Written by Editor:Fanaanada Shamis Qardo Jeex Oo Eedihii Ugu Cuslaa Ku Gantay Mareeye Xayir. CANADA(W,N)- Fanaanada Shamis Qardo Jeex Oo Kamid Qurba Joog Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalka Canada, Kana mid ah Shakhsiyaadka sida wayn ugu ololeeya qadiyada Somaliland ayaa kabaha la dul martay farmaajo iyo xubno kamid hadhaagii siyaad bare ee xasuuqa shacabka reer somaliland gaystay oo Maalmihii udanbeeyay warbaahinta lasoo taagnaa hadalo naxli ah oo dib shacabka reer somaliland uxasuusiyay xasuuqii taliskii siyaad bare ugaystay, Fanaanad Shamis Qardo Jeex ayaa shacabka somaliland ugu Baaqay In Ay fadhiga ka kacaan oo Maxkamad Deg deg ah Lasoo Taago Cabdiraxmaan Guulwade, Maxamed Cabdi Yuusuf , Tuke Iyo Farmaajo oo iyagu Qirtay xasuuqii Ay Gaysteen Shacabka Somaliland. Sidoo kale shamis Qarda Jeex ayaa Eedihii ucuslaa ujeediyay Mareeye Xayir oo ay ku tilmaantay in uu yahay Daba Dhilif. Dhanka kale marwo Shamis Qardo Jeex ayaa fariin udiray Xasan Sheekh Maxamuud Oo isagu si geesimo leh uga hadlay danbiyadii ay taliskii siyaad bare ka galeen shacabka somaliland Iyo beesha hawiye oo usoo jeedisay in ay villa somaliya kasoo saaraan Gacan ku Dhiiglayaasha farmaajo Hoosta Ku Haysto. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|