|
|||||
WAJAALE NEWS
Drs. Edna Aadan Oo Lagu Soo Dhaweeyay Istanbul.
February 12, 2020 - Written by Editor:Istanbul (W,N): Ergayga Somaliland u qaabilsan wada-hadalada Soomaaliya Dr. Edna Adan Ismaciil, ayaa maanta soo gaadhay magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga. Drs. Edna Aadan, oo maalmihii u danbeeyay socdaal ku maraysay qaar ka mid ah dalalka qaarada Yurub, ayaa safarkeeda ku soo gaadhay dalka Turkiga. Ardayda iyo Jaaliyada Somaliland Turkiga ayaa si balaadhan Madaarka ugu soo dhaweyay Drs. Edna Adan. 16-ka bishan ayaa magaalada Istanbul lagu soo bandhigi doona Buuga ‘A women of firsts’ oo ka waramaya waayaheedda nololeed iyo Waxyaabihii taariikhiga ahaa ee ay soo martay Drs. Edna. Related posts:DAAWO;-Bulshada Ku Dhaqan Deegaanka Aw Barkhadle Oo Kasoo Horjeestay In Xukuumadu Ukeento Dadka Qab... Madaxwaynaha Jsl Oo Ka hadlay Dadkii Shacabka ahaa Ee lagu Laayay Deegaanka Dacawaley Iyo Xidhiidh U... Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Kulan La Qaatay Safiirada Somaliland U Fadhiya Dalalka Dibada Iyo Nuxurk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|