|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Itoobiya Oo Ku Dhawaaaqday Qorshe Cusub Oo Ay Kaga Hor Tagayso Cudurka Coronavirus.
February 7, 2020 - Written by Editor:ADIS-ABABA(W,N)-Dawlada Itoobiya ayaa ku dhawaaqday qorshe cusub oo ay kaga horgayso Cudurka Coronavirus ee dalka China faraha baas ku haya oo wadamo badan ay ka cabsi qabaan in uu kusoo Fido. Maxadka Arimaha Caafimaadka ee Dalka Itoobiya ayaa shaacisay qorshayaal cusub oo lagaga horgayo kaasi oo lagu ilaalinayo dadka rakaabka ah ee kasoo daga madaarada dalkaasi HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|