GABILEY(W,N)Xoghayaha dawlada hoose ee gabiley iyo iskuduwaha wasaarada hawlaha guud iyo guryayta oo ay weheliyaan hawl wadeenada wasaarada ee qorshe usamaynta magaalada gabiley ayaa soo kormeeray jidadkii ay hore ubaneeyeen oo qaarkood dad shacab ahi xidheen.
Masuuliyiin ayaa bulshada reer gabiley ugu baaqay in ay iska ilaaliyaan meelaha wadooyinka loo qorsheeyay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;