|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;“Farmaajo Xidid Ayaynu Nahay, Carruurtiisu Haddii Ay Soo Dalbadaan Dhalashada Somaliland Waala S…” Xil Cabdiqaadir Jirde.
February 24, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Xildhibaan cabdiqadir jirde oo katirsan golahw wakiilada ahna gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga wadani ayaa sheegay in aanu farmaajo danbi ka galin shacabka somaaliand islamarkaana hadii aycaruurtiisu soo dalbadaan dhalashada Somaliland la siin karo. Sidoo kale xildhibaan jirde ayaa a hadlay yooyootanka udhexeeyay xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka’ HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Reer Somaliland Ku Hambalyeeyey Sanad-Guurada 58-Aad Ee Kasoo War... Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka ah Midkeebaa Guulaystey, Hadii La Qabto Doorashada Isku Sidkan Ee... Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Sheegtay Hoos Udhac Ku Yimid Faafida Covid19, Xili Lagu Jiro Isku Soo B... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|