DAAWO;-Xukuumada Somalilnad Oo Shaacisay Goob Cusub Oo Dalxiis Soona Jiidatay Indhaha Caalamka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xukuumada Somalilnad Oo Shaacisay Goob Cusub Oo Dalxiis Soona Jiidatay Indhaha Caalamka.
February 22, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa shaacisay  magaalo qadiimo oo ku taala gobolka saaxil taasi oo soo jiidatay indhaha dalxiisayaasha caalamka.

Wasiirka ganacsiga,warshadaha iyo dalxiiska ayaa ka hadlay magaaladan  qadiimiga iyo doorka ay ka qaada doonto dalxiisayaasha yimaada Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS