DAAWO;-Xukuumada Somaliland Oo Go,aamo Kasoo Saartay Khilaafkii Ka Taagnaa Magaalada Tog Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xukuumada Somaliland Oo Go,aamo Kasoo Saartay Khilaafkii Ka Taagnaa Magaalada Tog Wajaale.
February 16, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirada hawlaha guud iyo isgaadhsiinta ayaa labadii maalmood ee udanbeeyay xukuumadu u xil saartay xal uhelida khilaaf culus ka aloosnaa magaalo ganacsiyeedka tog wajaale kaasi oo ka dhashay dhul xabaalaha magaalada oo wasaarad lasiiyay.

Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta ayaa shaaciyay qodobaada ay kusoo afjareen khilaafka magaalada wajaale islamarkaana lasiidaayay xubno katirsanaa gudida ganacstada oo xidhnaa iyo dhalinyaro kale

Dhanka wasiirada ku hawlahaa xal uhelida khilaafka wajaale ayaa sheegay in dhulka xabaaluhu sidiisii hore ahaanayo wasaarada gaadiid iyo jidadkana dhul kale xukuumadu siinayo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS