Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa ka hadley xaalada guud ee dalku ku suganyahay iyo hadalka ka soo yeedhay xisbiyada mucaaridka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka