HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta xisbiyada wadani iyo ucid ayaa ka hadlay khudbadii madaxwayne biixi maanta ujeediyay labada gole oo ahayd khudbad sanadadeedii madaxwayne
Xisbiyada mucaarid ayaa dhaliilay khudabada madaxwayne o ay sheegeen in aanu ka hadal xaqiiqada wadanka ka jirta
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;