|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Xildhibaan Nacnac oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Ra’iisal Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Yuusuf
February 22, 2020 - Written by Editor:Hargeysa (WJN) – Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa ka hadlay Hadal ka soo yeedhay Maxamed Cabdi Yuusuf oo Mar Soomaaliya ka noqday Raysal-wasaare. Maxamed Cabdi Yuusuf oo Waraysi bixiyey Toddobaadkii hore ayaa sheegay in awood Ciidan loo adeegsado Somaliland, haddii Dawladda xilligan ka jirta Soomaaliya ay hab salmi ah ugu soo dabaali kari waydo Midnimada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka Related posts:HALKAN Ka Daawo :Heestii ugu wanaagsanayd ee Abid Loo Sameeyo Gabiley iyo Ereyadii:Abwaan Qaamuuska ... Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilanyo Oo Kulan Tacsi Ah Gurigiisa Ugu Tagay Faysal Cali Wa... Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Wariyashii Tv-ga Qaranka Ee Shaqada Laga Joojiyay Iyo K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|