|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ku Baaqay In Maxkamad Lasoo Taago Shakhsiyaad Kamid Ah La Taliyayaasha farmaajo Oo Qayb Ka Ahaa Xasuuqii Loo Gaystay Shacabka Somaliland.
February 21, 2020 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynihii hore ee somaliya xasan sheikh Maxamuud ayaa ku baaqay in maxkamad lasoo taago shakhsiyaad madaxwayne farmaajo taliyayaal u ah oo qayb ka ahaa xasuuqii loo gaystay shacabka somaliland Sidoo kale ex madaxwayne Xasan Sheikh ayaa ka markhaati kacay in dawladii siyaad bare ay shacabka reer somaliland ku weerartay diyaaradihii somaliya kuwaasi oo maalin walba lasoo qodo xabaal wadareedyo ay Ku jiraan shacabkii ay sida Arxandarada u xasuuqday isagoo ku baaqay in laga garaabo falalka noocaas ah ee dawladii siyaad bare ugaysatay shacab aan waxba galabsan. Dhanka kale Xasan Sheikh Maxamuud ayaa dhaliilay qaabkii Madaxwayne farmaajo Raaligalinta ugu bixiyay xasuuqii dawlada siyaad bare kula kacday shacabka reer Somaliland oo uu sheegay in aanu sidii uu ahaa uga hadal. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo; Roobabkii ka Da,ay Deegaanada Gabiley Oo Khasaare Xoogan Soo Gaadhsiiyay jidka isku Xidha ... Daawo:- “Mar Hadday Joogsatay Oo Asxaabtii La Baabiiyay Shir-Beeleed Ayaanu Ku Dhawaaqaynaa” Faysal ... Safiirka Midowga Yurub Oo Ka Hadlay In la lunsaday Qoondadii Somaliland Ee Dhaqaalaha Yurub Ugu Dee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|