|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warshadaha Jsl Oo Eedo Culus Ujeediyay Xisbiyada Mucaaridka, Sheegayna In Ay Qabyaalad Isku Bahaysteen,
February 24, 2020 - Written by Editor:“labada Gudoomiye Xisbi Waxa Ay Ku Midaysan Yihiin Waa Qabyaalad Cad, Oo Cunsuriyadaysan”Ex Wasiir Shucayb. HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warshadaha xukuumadii Axmed siilaanyo kana md ah xisbi xaakimka kulmiye Shucayb Maxamed Muuse oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa eedo culus ujeediyay gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka Ee Ucid Iyo Wadani oo uu ku eedeeyay in ay qabyaalada isku bahaysteen islamarkaana madaxwayne biixi ay ku diidan yihiin reernimo. Sidoo siyaasi Shucayb Ayaa Madaxwaynaha biixi ka difaacay eedaha mucaaridka isagoo soo dhaweeyay go,aanka uu madaxwayne biixi ku shaaciyay in uu furayo ururada siyaasada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxweynaha Jsl Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale DAAWO; Marwada Madaxweynaha JSL iyo Xubno ka Mid ah Golaha Wasiirada Oo Maanta Booqday Wershada Baca... Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Wax Ka Qabato Cidii Dishay Marxuum Lagu Diley ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|