DAAWO;-Wasiirkii Hore Ee Qorshaynta Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Rasaasta Laga Daayo Magaalada Boorama. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirkii Hore Ee Qorshaynta Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Rasaasta Laga Daayo Magaalada Boorama.
February 8, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wasiirkii hore ee wasaarada qorshaynta cawaale shirwac ayaa xukuumada madaxwayne biixi ku eedeeyay in ay iyadu ka danbayso xaalada ka taagan magaalada boorama ugu baaqay in ay rasaaska habeenkii ka dayso magaalada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS