|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Hortagay Gudida Joogtada ah Ee Golaha Wakiilada Iyo Su,aalo Laga Waydiiyay Xadhiga Viper Opticga!
February 1, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyotecnolajiyada jamhuuriyada somaliland Dr Cabdiwali sheekh Cabddilaahi Suufi Jibriil ayaa maanta hortagay gudida joogtada ee golah wakiilada oo waxka waydiiyay shaqada ay qaranka uhayso wasaaradu. Dhanka kale Wasiirka ayaa wax laga waydiiyay halka uu udanbeeyay xadhigii dawlada jabuuti damacsanayd in ay badda berbera keento HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/aArq7KaYG18 Related posts:Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Kulan Deg Deg Ah La Yeeshay Wasiirka Gaashaan Dhiga Iyo Saraakiisha Ciid... Xukuumada Madaxwayne Biixi Oo Tahli Wayday Jawaabta Dhaliilihi Dr Gaboose Iyo Hadalada Xubnihii UHad... DAAWO;Muuqaalo Cajiiba iyo Xuska 18may Ee Gobolka Gabiley Oo Maanta Soo Bandhigay wacdaro Aan Hore ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|