Daawo: Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland oo Raali Gelin Siiyay Shirkada Hass Petrolium
February 26, 2020 - Written by Editor:
Hargeysa (WJN) – Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale (Qambi), ayaa raali gelin siiyay shirkadda Hass ee shidaalka oo uu maalinti shalay ku eedeeyay in ay maalgeliso Jabhadda SSC ee Buuhoodle.