Daawo: Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Furay Shirka 1-aad Ee Guddiga Wacyigelinta iyo Dabar-goynta Mukhaadaraadka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Furay Shirka 1-aad Ee Guddiga Wacyigelinta iyo Dabar-goynta Mukhaadaraadka Somaliland
February 22, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa maanta furay, isla markaana guddoomiyey shirka koowaad Guddiga Wacyigelinta iyo Dabar-goynta Mukhaadaraadka heer Qaran ee Somaliland.

Shirkaas oo ay ka sokow Wasiirka ka qaybgaleen Agaasimaha guud ee Wasaaradda Diinta Aadan Cabdillaahi Cabdalla iyo Garyaqaanka guud ee dowladda Cabdisamad Cumar Maal iyo Guddigaas oo ka kooban toban xubnood oo laba ka mid ahi Gabdho yihiin, ayaa waxaa lagu gorfeeyey qodobbo muhiim u ah guud ahaan shaqada Guddigaas.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS