Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed oo maanta warbaahinta kula hadley xafiiskiisa ayaa waxaa uu ka waramay waxyaabihii u qabsoomay wasaarada Beeraha sanadkii tagay iyo sida ay dadka Beeraleydii ay uga faa’idaysteen Roobabkii.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka