Daawo: Wasiirka Beeraha Somaliland oo Hortagay Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Wasiirka Beeraha Somaliland oo Hortagay Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada
February 5, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Guddiida joogtada ah ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay maanta kulan is xog waraysi ah ay la qaateen Wasiirka wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Md Axmed Muumin Seed.

Waxaa ay labada dhinac ay iska xogwaraysteen arimo badan oo ku saabsan waxyaabihii u hirgalay iyo dhinaca waxsoorka dalka

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS