Hargeysa (WJN)- Guddiida joogtada ah ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay maanta kulan is xog waraysi ah ay la qaateen Wasiirka wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Md Axmed Muumin Seed.
Waxaa ay labada dhinac ay iska xogwaraysteen arimo badan oo ku saabsan waxyaabihii u hirgalay iyo dhinaca waxsoorka dalka