|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Siyaasi Cali Guray, Dhaliilayna Hogaaminta Madaxwayne Biixi!
February 26, 2020 - Written by Editor:Hargeysa (WJN) – Siyaasi Cali Maxamed Maxamed Yuusuf (Cali Gurey), ayaa ka hadley arimaha doorashooyinka Somaliland iyo muranka cakiran ee u dhexeeya xisbiyada Kulmiye, Ucid iyo Waddani. Dhinaca kale, Siyaasi Cali Gurey oo lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa waxa uu ka hadley furista ururada siyaasada, raali gelintii uu Farmaajo bixiyay, wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya, Xaalada Somaliland.
Hoos ka daawo muuqaalka warka
Related posts:Gudida Qaran Ee Nashqaynta Dhulka Oo Soo Saaray Go’aamo Hor Leh Iyo Fariinta Khusaysa Maayarada Dalk... Waxaanu Golaha Horkeenayna Mooshin Maamus kaxayuubin ah oo ka dhan ah Madaxweynaha oo jabiyey Datuur... DAAWO;-Masuuliyiinta DDSI Itoobiya Oo Shaaciyay Qofkii Ugu Horeeyey Ee Laga Helay Coronavirus. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|