DAAWO;-Wajigii Labaad Ee Barnaamijka Shaqo Qaran Oo La Shaaciyay Wakhtiga Imtixaanka Loo Fadhiisanayo, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wajigii Labaad Ee Barnaamijka Shaqo Qaran Oo La Shaaciyay Wakhtiga Imtixaanka Loo Fadhiisanayo,
February 16, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Agaasimaha shaqo qaran oo shaaciyay waakhtiga loo fadhiisanayo imtixaanka qaybtii labaad ee barnaamijka shaqo qaran

Agaasimaha barnaamijka shaqo qaran ayaa shaaciyay wakhtiga ay imtixaanka galayaan boqolaal dhalinyaro ah oo so xaraystay CVyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/rPTKAkjkZgI

COMMENTS
LINKS