|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wafti Ka Socda Xisbiga Wadani Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Loogu Qabtay Magaalada Bristol Ee Dalka Ingiriiska.
February 4, 2020 - Written by Editor:BRISTOL(W,N)-Wafti Balaadhan oo ka socda xisbiga mucaaridka ee wadani ayaa munaasibad soo dhawayn ah loogu sameeyay magaalada Bristol ee dalka ingiriiska.
Waftigan oo iskaga kala yimid qaarada yurub iyo xubno ka tagay Somaliland ayaa waxaa hormuud u ahaa murashaxa madaxwayne kuxigeen ee xisbiga Amb Maxamed Cali Xoghayaha guud ee xisbiga Khadar, Xoghayaha Abaabulka iyo wacyigalinta Cabdilaahi Geel jire ,siyaasi Ismaaciil Aadan Cismaan iyo xubno kale oo kamid ah madaxda xisbiga ee dalka Uk. Waxaana munaasibadani oo Agaasimay Taageerayaasha xisbiga wadani Ee magaalada Bristol. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Halkan Ka Daawo Mid Kamid Ah Salaadiinta Somaliland Oo Madaxweynaha Ku Dhaliilay Kala Jebinta Xisbig... Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Daahfuray Kulan Lagaga Doonayay Xeerka Ka Hortaga Maydhist... Daawo: Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Wafuud Caalami Ah Oo Ka Socda Wadamada R... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|