Daawo: Tartanka Halaha Ugu Caanaha Badan Ee Lagu Xanaaneeyo Duleedka Hargeysa oo La Soo Gaba-gabeeyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Tartanka Halaha Ugu Caanaha Badan Ee Lagu Xanaaneeyo Duleedka Hargeysa oo La Soo Gaba-gabeeyay
February 14, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland Siciid Sulub Maxamed ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah u soo gaba-gabeeyay tartan loo qabtay Halaha ugu caanaha badan Geela lagu xanaaneeyo duleedka galbeed eee magaalada Hargeysa.

Tartanka geela ee halaha ugu caanaha badan ayaa waxaa la isugu keenay 128 Halaad, balse ugu dambayntii waxaa isugu soo hadhay 30 Halaad oo loo aqoonsaday inay yihiin kuwa ugu caana badan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://youtu.be/hV5sGOW77qw

COMMENTS
LINKS