DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Booliska Ee Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Dhalinyaro Saldhiga Magaalada Boorama Weerartay.
February 9, 2020 - Written by Editor:
BOORAMA(W,N)- Taliyaha qaybta ee ciidanka booliska gobolka Awdal ayaa markii uhoraysay ka hadlay dhalinyaro hubaysan oo habeen dhawayd weerar kusoo qaaday saldhiga magaalada boorama wallow aanay wax khasaare ah gaysay.