|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Somaliland iyo Itoobiya Kulan Lagu Falanqaynayay Sidii Looga Hortagi Lahaa Xanuunka Corona Virus Ku Yeeshay Magaalo Xuduudeedka Wajaale
February 23, 2020 - Written by Editor:Tog Wajaale (WJN)- Masuuliyiin ka socota wasaarada Caafimaadka Somaliland oo maalmihii u dambeeyay safar ku marayay xuduuda Somaliland iyo Itoobiya ayaa maanta waxa ay magaalo xuduudeedka Wajaale ay ku soo dhaweeyeen wafti ka socda dalka Itoobiya . Weftigan ka socda Itoobiya ayaa waxaa hogaaminayay Wasiirka Caafimaadka Itoobiya iyo Wasiirka Caafimaadka Dawlad deegaanka Soomaalida, iyagoona ka wada hadley sidii looga hortagi lahaa xanuunka Corona Virus.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka Related posts:Gudomiyaha Urur Siyasadeedka Horseed Oo Munaasibad Casho Sharaf Ah Ku Maamuusay Kooxda Kubada Cagta ... Abwaan Weedhsame Oo Ka Hadlay Geerida Caaqil Weerar Iyo Xasuusta Dhacdo Uu Goob Joog Ka Ahaa Gaariye... Shirkadda Telesom oo 15,000 Kartoon Oo Timir ah ku Wareejisay Guddida Taakulaynta Abaaraha Qaranka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|