|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Siyaasi Ramaax oo Soo Dhaweeyay Furitaanka Ururada Siyaada Somaliland
February 23, 2020 - Written by Editor:Berbera (WJN)- Xoghayaha arimaha gudaha ee Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, ayaa waxaa uu taagaray in la furo ururada siyaasada Somaliland, islamarkaana ay dhacaan doorashooyinku. Dhinaca kale, Xoghaye Ramaax ayaa waxaa uu sheegay in sadexda xisbi qaran ee Kulmiye, Ucid iyo Waddani ay ku qasbanyihiin in ay raacaan sharci dalka u yaala.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|