DAAWO;-Siyaasi Qabo Oo Shaaciyay Damaciisa Murashaxnimo Ee Xisbiga Kulmiye Iyo Fariinta Uu Udiray Maxamed Kaahin Iyo Maxamuud Xaashi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Qabo Oo Shaaciyay Damaciisa Murashaxnimo Ee Xisbiga Kulmiye Iyo Fariinta Uu Udiray Maxamed Kaahin Iyo Maxamuud Xaashi.
February 19, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wasiirkii hore ee wasaarada  qorshaynta  xukuumadii Siilaanyo  Maxamed Ibraahim qabo Ayaa ka hadlay loolanka qorsoon ee kasoo ifbaxay xisbiga kulmiye sheegay in ay ceeb tahay in marba laba habrood midkood soo diyaar garowdo

Siyaasi cqabo ayaa shaaciyay damaciisa gudoomiyaha xisbiga kulmiye madaxwayne bixi dabadii

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/F477jkJ4E38

COMMENTS
LINKS