|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Duur Oo Sheegay In Shacabka Reer Somaliland Ubaahan Yihiin Xisbiyo Aan Sedexdan Ahayn!
February 22, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Maxamed Nuur Caraale duur oo hore xilka wasiirka arimaha gudaha uga soo qabtay xukuumadii axmed siilaanyo kana mid ahaa saraakiisha sar sare ee xisbiga wadani ayaa sheegay in fursad tahay hadalkii madaxwaynaha somaliland ku shaaciyay in uu furayo urursada siyaasada Sidoo kale siyaasi duur ayaa dhaliilay hanaanka sedexda xisbi qaran ee wakhtiga oo uu sheegay in ay shacaba somaliland ubaahan yihiin in ay ka tashadaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO; Ambasador Suhuur Xasan Abiib Oo Ka Hadashay Damaceeda Siyaasadeed Iyo Baaqna Udirtay Haweenka... Madaxweynaha Jsl Oo Kulan Sagootin Iyo Casho Sharaf Ah, Qasriga Madaxtooyada Ugu Sameeyey Weftigii K... DAAWO; Ex Wasiir Cadami Oo Waraysi Xasaasiya Lalayeeshay Muxuuse Ka Yidhi Shirka Golaha Dhexe Ee Kul... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|