|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Cabdilaahi Gaax Nuug Oo Shacabka Reer Somaliland Ugu Baaqay In Aanay Cida Ku Halaynin Ilaalinta Qarannimadooda!
February 18, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Siyaasi Cabdilaahi Gaax Nuug oo kamid Ah Shakhsiyaad rug cadaaga ah ee mudada dheer kusoo jiray siyaasada somalida kana mid ahaa xildhibaanadii 1969 laga doortay hargaysa ayaa si kulul uga hadlay damaca madaxwaynaha maamulka muqdisho iyo qorshaha uu ku doonayay in uu ku imaado hargaysa oo ay ku nool yihiin dadkii ay xasuuqday dawladii siyaad bare islamarkaana aanay jirin sobob uu u imaado iyadoo uu tahli kari waayay in uu koonfur dawladiisu gaadho. Sidoo kale Siyaasi Cabdilaahi Gaax nuug ayaa shacabka reer somaliland ugu baaqay in aanay cidna ku halaynin ilaalinta gobonimadooda iyo madaxbanaanida Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Saaka La Horkeenay Wariyayaashii Xidhnaa Iyo Eedaha Loo Haysto, DAAWO;-Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada London Ee Dalka Ingiriiska... Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Munaasibad Hadhimo Sharafeed ah Usameeyay Qaarkamid ah Mujaahidiintii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|