DAAWO;-Shirkada Socdaalka Ee Sahal Oo Abaalmarino Gudoonsiisay Shaqaalaheeda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirkada Socdaalka Ee Sahal Oo Abaalmarino Gudoonsiisay Shaqaalaheeda.
February 15, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Shirkada socdaalka iyo alaabooyinka ee sahal ayaa abaalmarino  gudoonsiisay shaqalaheeda

Munaasibada lagu abaalmarinayay shaqaalaha shirkada sahal ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiin kasocday xukuumada Somaliland.

Ugu horay waxaa ka warbixiyay Adeegyada bulshada uqabato shirkada socdaalka ee Sahal Gudoomiyaha Shirkada Maxamed Cali Oo ku dheeraaday doorka ay ka qaadatay shirkadu isku xidhka gobolada dalka iyo fududaynta adeegyada ay bulshadu Ubaahan Tahay In heleen iyagoo ku sugan magaaladooda.

Sidoo kale waxaa munaasibadan hadalo ka jeediyay masuuliyiin xukuumada ka socday, madaxda shirkada dalka qaar iyo xildhibaano katirsan golayaash qaranka kuwaasi oo shirkada sahal ku tilmaamay in ay tahay hormuudka shirkadaha socdaalka ee dalka ka hawgala.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/F9CryfHCxKM

COMMENTS
LINKS