|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirkada Hass Oo Iska Fogaysay Eedaymo Uu UJeediyay Wasiirka Hawlaha Guud,Sheegayna In Ay Sharciga La Tiigsan Doonaan Wasiir Qambi.
February 25, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Maamulka guud ee shirkada hass Petroluim ayaa si adag u beenisay hadal kasoo yeedhay wasiirka wasaarada hawlaha guud oo shirkada u eedeeyay in maalgaliso jabhada buuhoodle ee SSC Maamulka shirkada Hass ayaa sheegay in ka shirkad ahaan aanay waxba ka jirin eedaa uu wasiirku usoo jeediyay isagoo sheegay ka shirkad ahaan in ay sharciga la tiigsanayaa wasiirka looga baahan yahay in uu keeno cadaytooda HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Sheekh Maxamed S. Saaweer Oo Ka Hadlay Xaalada Laascanood, Digniina Udiray Dadka Wararka Been... Daawo:Beelihii Dirirtu Ku Dhex Martay Koonfurta Gobolka Sool Oo Ku Dhawaaqay Xabad Joojin Nabadna Qa... Shirkada Sharaabka Ee SBI Oo Aduun Lacageed Siisay Xarumaha Agoomaha ee Lix Gobol Oo Somaliland ah i... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|