|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirkada Hass Oo Iska Fogaysay Eedaymo Uu UJeediyay Wasiirka Hawlaha Guud,Sheegayna In Ay Sharciga La Tiigsan Doonaan Wasiir Qambi.
February 25, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Maamulka guud ee shirkada hass Petroluim ayaa si adag u beenisay hadal kasoo yeedhay wasiirka wasaarada hawlaha guud oo shirkada u eedeeyay in maalgaliso jabhada buuhoodle ee SSC Maamulka shirkada Hass ayaa sheegay in ka shirkad ahaan aanay waxba ka jirin eedaa uu wasiirku usoo jeediyay isagoo sheegay ka shirkad ahaan in ay sharciga la tiigsanayaa wasiirka looga baahan yahay in uu keeno cadaytooda HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Shacabka Magaalada Berbera Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Lagu Taageerayo Ciidamada Qaranka Somalila... Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Oo Lagu Kala Calafqaaday iyo Saamiga ay Kala hays-taan Maag... Siyaasi Rashiid Jamaac Dhari Oo Bogaadiyay Xildhibaano Baarlamaanka Somaliya Katirsan Oo Taageeray Q... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|