DAAWO;-Sheekh Cabdilaahi Sh, Cali Jawhar Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Xasaanada Ka Qaado Badhasaabka Gobolka, Sharciga La Horkeeno. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Cabdilaahi Sh, Cali Jawhar Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Xasaanada Ka Qaado Badhasaabka Gobolka, Sharciga La Horkeeno.
February 1, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)- Sheekhul balad Magaalada Boorama Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar ayaa hadlay xaalad cakiran oo ka dhex aloosan badhasaabka gobolka awdal iyo culimada magaalada kadib markii ay badhasaabka ku eedeeyeen in Uu Diinta Caayay, Halka uu badhasaabku kaga jawaabay in aanu caayin Ilaahay Iyo diinta eedana ku ganay qaarkamid ah culimada.

Sheekh Cabdilaahi sh cali jawhar ayaa madaxwaynaha jsl ugu baaqay in uu xasaanada ka qaado badhasaabka islamarkaana sharci la horkeeno.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS