Daawo: Shahaado Sharafyo La Gudoonsiiyay Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Hay”adda Miino Baadhista Ee Hallo Trust | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Shahaado Sharafyo La Gudoonsiiyay Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Hay”adda Miino Baadhista Ee Hallo Trust
February 3, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN) – Maamulka wakaalada Biyaha Hargeysa ayaa maanta shahaado sharafyo ku maamuusay Ciidamada qaranka Somaliland iyo Hay”adda Miino baadhista ee Hallo Trust, kuwaasi oo ka qayb qaatay hasha Biyo balaadhinta caasimada Hargeysa.

Kulankan ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirada wasaaradaha Biyaha, Qorshaynta, Taliyaha ciidamada qaranka, Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa iyo masuuliyiin ka socota Hay”adda miino baadhista ee Hallo Trust.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS