HARGAYSA(W,N)- Qaarkamid shacabka ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa dareen celiyay heshiiska ay ariaha doorashooyinka iyo murankii komishanka ka gaadheen xukuumada iyo xisbiyada mucaridka ah
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
“Heshiiskani Wuxuu Wax ka Badalayaan Hab-dhaqankeenii Iyo Nidaam Inoo Soo Jiray, Mudo Labaatan Sano ah”Garyaqaan Maxamuud. HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland iyo xisbiyada mucaaridka ayaa maanta wada gaadhay heshiis lagu soo fajaray khilaafkii udhexeeyay ee arimaha doorashooyinka iyo murankii xubnaha komishanka doorashooyinka Hadaba heshiiskan ay wada gaadheen xisbiyada mucaaridka muxuu sharcigu ka qabaan…
In "WARAR"
Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha Akadamiyada iyo Nabada iyo Horumarinta Somaliland Maxamed Faarax Xirsi ayaa waxaa ka hadley heshiiskii ay maanta wada gaadheen Xukuumada iyo xisbiyada Ucid iyo Waddani. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka https://youtu.be/-riy9i9oSrE
HARGAYSA(W,N)-Shacabka caasimada hargaysa ayaa hadly aragtidooda khilaafka cusub ee kasoo baxay komishanka kaasi oo markale oo kala dhex galay xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/uwPcyBimDGU