|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shacabka Magaalada Gabiley Oo Isku Soo Bax Balaadhan Ku Taageeray Khudbadii Madaxwaynaha Iyo Xuska Maalinta Dhalinyarada,
February 20, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Kumanaan a mid ah shacabka ku dhaqan magaalada gabiley ayaa iskugu soo baxay jidadka magaalada kuwaasi oo xusayay maalinta dhalinyrada ufo ee 2ofebarwari, Sidoo kale dadwaynaha reer gabiley ayaa isku soo baxan ku taageeray khudbadii madaxwaynaha Somaliland ka jeediyay labada gole waxaana isku soo baxan ka qaybgalay masuuliyiinta gobolka gabiley. Dhanka waxaa fagaaraha shacabka reer gabiley iskugu yimaadeen Qudbad ka jeediyay Duqa Degamada Gabiley Ee Uu Ka Jeediyey Banaan-baxii Lagu Beegay Maalinta Dhalinyarada Somaliland, Oo Maanta Aheyd Laguna Cabirey Shucuurta Qadiyada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:“Miisaaniyada Qarankeena Oo Dhami Toban Iskuul Oo farsamada Gacanta ah Kama Adka ”Gudoomiyaha Golaha... Dawlad Deegaanka Somalida Etoobiya Oo Magaalada Jig Jiga Ku Qabatay Aroos Wadareed Lagaga Soo Horjee... Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Masuuliyiin Xilal Ka Soo Qabatay Dalka oo Ka Qayb Galay Caleema ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|