DAAWO;-Qoraa Cali Qoryoolay Oo Madaxwaye Biixi Ku Eedeeyay In Uu Isagu Doonayo In Farmaajo Yimaado Hargaysa, Kuna Baaqay Isku Soo Bax. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qoraa Cali Qoryoolay Oo Madaxwaye Biixi Ku Eedeeyay In Uu Isagu Doonayo In Farmaajo Yimaado Hargaysa, Kuna Baaqay Isku Soo Bax.
February 17, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Qoraa Cali Dool Axmed oo kamid ah aqonyahan reer Somaliland ayaa eedihii ugu cuslaa ujeediyaymadaxwaynaha jsl muuse biixi isagoo sheegay in madaxda Somaliland hoosta ka yihiin Somali wayn raadinayaana midnimo.

Sidoo kale cali qoryoolay ayaashacabka somaliland ugu baaqay in maalinta bari aya iskugu hor yimaadaan golaha wakiilada si ay udhagaystaan khudabada madaxwaynaha iyo sida uu uga hadlo kulankii uu itoobiya kula soo qaatay madaxwaynaha somaliya iyo imaatinkiisa hargaysa waxa uu ku badashay.

Dhanka kale cali qoryoolay ayaa shacabka caasimada ku wargaliyay in ay soo qaataan maryo cad cad iyo weer cas.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/mot4fSZWkOI

COMMENTS
LINKS