DAAWO;-Mujaahidiin Iyo Siyaasiyiin Kasoo Jeeda Beesha Madaxwayne Biixi Oo Hanjabaad Culus Udiray Maamulka Madaxwayne Farmaajo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Mujaahidiin Iyo Siyaasiyiin Kasoo Jeeda Beesha Madaxwayne Biixi Oo Hanjabaad Culus Udiray Maamulka Madaxwayne Farmaajo.
February 17, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Qaarkamid ah saaraakiishii hogaaminaysay Halgankii Hubaysnaa Ee Ururkii SNM ku xoraysay gayiga Somaliland ayaa si cadho leh uga hadlay imaatinka farmaajo ee somaliland iyagoo fariimo culus udiray maamulka muqdisho iyo Xukuumada Madaxwayne Biixi.

Mujaahidiintan Iyo siyaasiyiinta oo kasoo jeeda beesha Habar Awal Kuwaasi oo kala ah Mujaahid Ibraahim Abees, muj Ibraahim Dhagawayne ,siyaasi Axmed jaambiir Suldaan, Siyaasi Cabdilaahi Gaaxnuug iyo xubno kale ayaa madaxwaynaha somaliya xasuusiyay xasuuqii adeerkii ka ugaystay shacabka Somaliland.

Xubnaha ayaa wacad ku maray in hadii farmaajo yimaado hargaysa ay qoriga qaadan doonaan. Halka ay madaxawayne biixina ugu baaqeen in uu shacabka uga warbixiyay wixii ay ku wada hadleen somaliya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS