DAAWO;-Magaalada Gabiley Oo Laga Dhagax Dhigay Xarunta Kaydka Raashinka Qaranka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Magaalada Gabiley Oo Laga Dhagax Dhigay Xarunta Kaydka Raashinka Qaranka.
February 25, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Gudoomiyaha haayada ka hortaga aafooyinka iyo kaydka qaranka oo ay weheliyaan masuuliyiinta gobolka gabiley ayaa dhagax dhigay xarunta kaydka qaranka ee gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS