DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo 20 kun Oo Geed Kaga Qayb Qaatay Dhiraynta Magaalo Madaxa Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo 20 kun Oo Geed Kaga Qayb Qaatay Dhiraynta Magaalo Madaxa Gobolka Gabiley.
February 28, 2020 - Written by Editor:

GABIEY(W,N)–Maamulka gobolka gobilay ayaa ayaa lasoo gaadhsiiyay deeq dhir taasi oo ay magaalada gabiley ugu soo deeqay madaxwaynaha maamulka Dawlad deegaanka Somalida itoobiya.

Waxaana 20kun ee dhirta ah maamulka gabiley soo gaadhsiiyay xildhibaan mahdi maxamed xaashi oo a weheliyaan masuuliin ka socday dawlad deegaanka somalida itoobiya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/j2VYjQjItkk

COMMENTS
LINKS