Daawo: Maayirka Hargeysa oo Ka Hadlay Doorashada iyo Nidaamka Cusub Ee Faylasha Ay Dawlada Hoose Soo Kordhisay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Maayirka Hargeysa oo Ka Hadlay Doorashada iyo Nidaamka Cusub Ee Faylasha Ay Dawlada Hoose Soo Kordhisay
February 3, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN) –Maayirka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco ayaa waxaa uu sheegay in golayaasha deegaanku ay diyaar u yihiin in dalka ay ka dhacdo doorasho.

Dhinaca kale, Maayirka Hargeysa ayaa waxaa uu ka hadley nidaamka cusub ee loo bedelay faylasha dawlada hoose Hargeysa ay soo kordhisay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
LINKS