Daawo: Maayirka Gabiley oo Qaabilay Wefti Dhakhaatiir Ah oo Ka Socda Dalka Sweden | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Maayirka Gabiley oo Qaabilay Wefti Dhakhaatiir Ah oo Ka Socda Dalka Sweden
February 3, 2020 - Written by Editor:

Gabiley (WJN) – Maayirka magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar ayaa maanta waxaa uu xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo Dhakhaatiir ah oo ka socda wadanka Sweden.

Waxaa weftigan dhakhaatiirta ah hogaaminayay Dector Ayaan Habane oo ka mid ah qurba joogta u dhalatay gobolka Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS