|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Kulan Layeeshay Madaxda MCH Degmooyinka Gobolka.
February 26, 2020 - Written by Editor:Gabiley(W,N)-Duqa Degmada Gabiley Md. Maxamed-Amiin Cumar Cabdi ayaa Kulan lagu dardar galinaayo baahiyaha caafimaad la yeeshay Iskuduwaha Wasaaradda caafimaadka Ee G-Gabiley, Agaasimaha waaxda Arimaha , oo ay weheliyaan Qurba-joog, kulankaas ayaa warbixino lagaga hadhagaystay bahda caafimaadka gaar ahaan Madaxda MCH-yada Ee hawl-gala Degmooyinka Gobolka Gabiley.
Maamulk dawlada hoose degmada gabiley oo uu hogaaminayo maayarku ayaa hore u balan qaaday in ay la wareegeen masuuliyada badi MCH Degmooyinka gobolka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Qaarkamida Madax-Dhaqmeedka Gobolka Awdal Oo Si Adag Uga Hadlay Dilkii Labada Sarkaal, Jawaab... DAAWO ;Nuxurka Khudbad Ay Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Madaxtooyadu Ka Jeedisay Xaflad Lagu Soo Dhaw... Cod Sir ah ; Madaxwayne Ku xigeenka Maamulka Goboleedka Puntland Oo Reerkiisa Ucalaacalaya Kana She... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|