|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Casimadda Hargaysa Oo Kormeer Ku Tagay Wadadda Cusub Ee Dawlada Hoose Ka Hirgalinayso Degmada Gacan Libaax.
February 13, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Maayarka caasimada oo ay weheliyaan Xoghayaha dawlada hoose iyo xildhibaano katrsan golaha degaanku ayaa kormeer ku tagay wado cusub oo ay dawlada hoose ka hirgalinayso degmada gacan libaax ee magaalada hargaysa. Wadadan oo ah laba 2mitir ayaa waxaa iska kaashanaya dawlada hoose iyo dadwaynaha ku dhaqan xaadadani. Dhanka kale maayarka caasimada ayaa fariin udiray dadwaynaha degan agagaarka wadada 150 oo ay marayso biyo balaadhinta kuwaasi oo uu ku wargaliyay In ay baneeyaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO ;Madaxwayne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Muj Cabdiraxmaan Aw Cali Oo Sharaxay Qaabkii Hubk... Xil. Maxamed Khadar Oo Ka Hadlay Doorashadii Gudoomiyaha Golaha Ee Lagaga Guulaystay, Kana Digay In ... Ugaaska Beelaha Samaroon Oo Ka Waramay Qaabkii Xukuumada Somaliland Ugu Diiday In Uu Soo Galo Magaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|