Daawo: Maareeyaaha Dekedaha Somaliland oo Faah-faahin Ka Bixiyay Dooni Ay Soo Iibsatay Dekeda Berbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Maareeyaaha Dekedaha Somaliland oo Faah-faahin Ka Bixiyay Dooni Ay Soo Iibsatay Dekeda Berbera
February 14, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Maareeyaha dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi oo ku sugan dalka irland ayaa waxaa uu faah-faahin ka bixiyay dooni ay soo iibsatay dekeda Berbera.

Dhinaca kale, Doonidan oo waxka tari doonta hawlaha dekeda Berbera ayaa lagu tijaabinayaa badaha dalkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS