DAAWO;-Maamulka Magaalada Tog Wajaale Oo Si kulul Beeniyay In La Iibinayo Dhulka Xabaalaha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Magaalada Tog Wajaale Oo Si kulul Beeniyay In La Iibinayo Dhulka Xabaalaha.
February 11, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)- Maamulka degmada tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa si kullul ubeeniyay hadal kasoo yeedhay gudida ganacsatada wajaale oo sheegay in la iibinayo dhulka xabaalaha wajaale.

Gudoomiye kuxigeenka wajaale iyo xoghayaha degmada oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin

Sidoo kale maamulka wajaale ayaa sheegay in cid dano gaar ah lihi ay ka danbeeyaan faafinta warar aan jirin kuwaasi oo ku tilmaameen shakhsiyaadka wata dano qaranka kasoo horjeeda doonaya in khal khal galiyaan magaalada wajaale oo ah xudunta ganacsiga somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS