Daawo: Hay”adda Aafooyinka Somaliland oo Sheegtay In 75 Kun oo Qoys Ay Raashin Siiyeen Labadii Sano Ee Tagay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Hay”adda Aafooyinka Somaliland oo Sheegtay In 75 Kun oo Qoys Ay Raashin Siiyeen Labadii Sano Ee Tagay
February 3, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN) – Hay”adda aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Somaliland ayaa maanta qabatay kulan ay ku soo bandhigayso xaalada ay ku sugan yihiin dadka qoysaska ee danyarta ah.

Waxaa ujeedka kulanka ka warbixiyay gudoomiyaha hay”adda Aafooyinka iyo Kaydka raashinka Faysal Cali Sheekh, isagoona sheegay in 75 Kun oo qoys ay raashin siiyeen labadii sano ee la soo dhaafay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS