DAAWO;-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday Kana Hadlay Arimo Xasaasiya,
February 20, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha xisbga ucid eng faysal cali waraabe ayaa dalka dib ugu soo noqday isagoo ka hadlay xaalada guud ee dalka sheegayna in xisbiyada mucaarid talo iskugu noqonayaan