DAAWO;-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Oo Kormeer Ku Tagay Kaamamka Barakacayaasha Gobolka Togdheer. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Oo Kormeer Ku Tagay Kaamamka Barakacayaasha Gobolka Togdheer.
February 10, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha Somaliland ayaa kormeer ku tagay xarumaha barakacayaasha ku nool gobolka Togdheer oo uu gaadhsiiyay deeqo kala duwan Oo iskugu jira Biyo iyo agab kale.

Gudoomiye cabdikariim Axmed Maxamed Xinif ayaa sidoo kale shahaadooyin gudoonsiisay arday dhamaysatay barashada farsamada Gacanta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS